Sawiro:Caabudwaaq oo ku guulaysatay Koobkii Degmaooyinka Galmudug ee kasocday Dhuusamareeb

Xulka Kubada Cagta ee degmada Caabudwaaq ayaa waxay Galabta Ku Guulaysteen Koobkii Tartanka Degmooyinka Galmudug ee Kasocday Dhuusamareeb Caasimada Maamul goboleedka Galmudug, Ciyaartooyda Degmada Caabudwaaq ayaa waxay kaga Badiyeen Degmada 2 iyo 0 Degmada Cadaado Hakaasna waxaa lagu gudoonsiiyeyKoobkii Degmooyinka Galmduug ee kasocday Magaalada Dhuusamareeb.

Ciyaartaan oo ahayd mid aad u xiiso badan ayaa labada kooxood waxay soo bandhigeen Ciyaar wanaaag waxaana usoo Daawo tagay dadwayne aad u tira badan oo iskaga kala yimid degmooyinka Glamudug iyo Masuuliyiinta Galmudug ee ku suagan Magaalo madaxada Galmduug.
csw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.