Daawo:Taliyaha ciidanka Bada Somaliya Admiral Xasan Nuur Coljoog ayaa boqday Xeryaha cidamada Bada

coljoog

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Bada Soomaliya Admiral Xasan Nuur Coljoog ayaa waxuu booqdaya Xeryaha Ciidamada Bada Somaliya ee Magaalada Muqdisho waxayna Booqashadiisu laxariirtay sidii uu ugu kuur gali lahaa Xaalada ay kusug yihiin Ciidamada Bada Soomaliya.

Taliayaha Ciidanka Bada Soomaliya Admiral Xasan nuur coljoog ayaa waxuu ugu danmabyntii kula dar daarmay Ciidamada Bada Soomaliya inay udiyaar garoobaan sidii ay udifaaci lahaayeen Bada Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.