Shirkii Maamul Goboleedyada Oo kismaayo kasocda iyo Masawirkii Farmaajo oo Goobta ka kuuqan

maamul

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hosoe waxaa ka furmay shirka Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo ay ku mideysan yihiin Madaxda Maamul goboleedayda dalka ka jira.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Cabdiweli Gaas ahna Madaxweynaha Maamulka Puntland,waxan goobjoog ka ah dhammaan madaxda Maamul goboleedyada iyo Wakiilka Qaramada midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya.

Shirkaan ayaan ka duwanayn shirarkii hore ee maamul Goboleedyada ayadoo lafilaya natiijada kasoo baxaysa inay tahay eedeyn dowlada Soomaliya loo jeediyo.

Shirkaan ayaa ah mid danaha Madaxda Maamul Goboleedyada oo kaliya kanshaqeeya, Sida ka muuqata masawirada Madaxda Maamul goboleedyada ayaa waxaa meeshablaga saaray Masawirkii Madaxwaynaha Soomaliya kaas oo shirarkii hore ee maamul goboleedyada ka ma muuqan jiray

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.