Daawo:Golaha Guurtida Caabudwaaq ayaa sheegay in aan lagu faragalin Kastankii u soo baxey degmada Caabudwaaq

Golaha Guurtida degmadda Caabudwaaq oo kulan yaashey ayaa sheegay in aan lagu faragalin Kastankii u soo baxey degmada Caabudwaaq kaasa oo laga dhisaayo meel aan saas uga fogayn Degmada Caabudwaaq ee goboplka Galgaduud.

Waxgaradka Caabudwaaq ayaa sheegay inay qayb u heleen Kastan Itoobiya iyo Soomaliya halka Cadaado qaadatay Xarunta Baarlamanaka Galmdudug, Guriceelna Xarunta Ganacsiga Galmudug hobyana dekadii Galmudug noqtay.

Waxgaradka Caabudwaaq ayaa waxay sheegen Madaxda Galmudug ay faragalinta cad ay ku hayaan Kastanka Caabudwaaq ay joojiyaan .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.