Sawiro:Axmed Madoobe oo Madaxda maamul goleedyada ka codsaday Inay Dowlada Cambaaraayeen

madoobe

Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Soo gaaray Madaxweynayaasha Maamulada Galmudug iyo HirShabeelle, Puntland iyo Galmudug iyada oo halkaasi ku soo dhaweeyey Madaxwayanaha Jubbaland axmed madoobe iyo qayb kamida golahiisa wasiirada.

Madaxda maamul Goboleedyada ayaa Maalinta berito ah oo Isniin ah uu shir uga furmi doonaa Magaalada Kismaayo kaas oo ay uga hadli doonaan khilaafka u dhaxeeya Dowladda iyo qaar ka mid ah dowlad Goboleedyada waxaana la filayaa in Madaxwaynaha jubbaland inuu Madaxda kale ee maamul goboleedyada kasocda in lacambaareeyo Dowlada federaalka Soomaliya.

axmed

axmed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.