Muuqaal:Madax dhaqameedka somaliland oo ku baaqay in la xiro xaruunta dhaqanka Hargeysa

Madax dhaqameed Somaliland ayaa waxay ku baaqeen in la xiro xaruunta dhaqanka Hargeysa waxayna ku eedeeyeen in ay faafiso arimo ka dhan ah diinta islaamka iyo dhaqanka wanagsan Soomaliyeed, waxagardkaan ayaa waxay sheegen in Xaruntaan dhaqanka Hargaysa inay tahay Meel dhaqanka Sooomaliyeed lagu haleeyo loona baahan yahay sida ugu dhaqsaha badan in Albaabada layskugu dhufto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.