Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2018

awhirsi

Daawo:Bananbax Markale ka dhacay Magalada Garbahaaray Kasoo looga so Horjeedo Madaxada Jubaland iyo wasir Awhirsi

28th August 2018 admin 0

Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo waxaa markale ka dhacay Bananbax wayn oo looga soo horjeedo Madaxda sarre ee maamulka Jubbaland iyo Wafti uu kamid yahay […]

No Image

Shacabka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyay ka bixista AMISOM ee Garoonka Muqdisho Stadium

28th August 2018 admin 0

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Shacab aad u badan ayaa hadda ku sugan Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, iyagoo soo dhaweeyay Cutubyadii […]

No Image

Daawo:Madaxda jubbaland iyo Kenya oo kacarooday video si qarsoon looga duubay Baarlamanaka Jubbaland

28th August 2018 admin 0

Mudaneyaasha Baarlamaanka Dowlad-goboledka Jubbaland ayaa shalay yeeshay fadhigii 59-aad ee Kalfadhigii 4-aad, kooramka ayaa ahaa 40 xildhibaan, kaas oo loo diiday in saxaafada Duubto waxaana […]

Stadium

Muuqaal:AMISOM oo saaka ka guurtay garoonka Muqdisho Stadium oo ay degnaayeen muddo toddoba sano ah.

28th August 2018 admin 0

Ciidammada Amisom ayaa alaabadoodii u dambeeyay maanta ka daldashay garoonka ciyaaraha ee ugu wayn magaalada Muqdisho oo saldhig u ahaa toddobadii sano ee la soo […]

murarsade

Daawo:Beesha Murursade oo si aan kala harlahayn u taageertay dowlada Soomaliya

27th August 2018 admin 0

Magaalada Muqdisho ee caasumada soomaliya waxaa ka dhacay Shir balaaran oo isugu yimaadeen qayabaha Kala duwan ee Beelwaynta Murursade, Shirkan oo ahaa mid muhiim ah […]

No Image

Dowlada Soomaaliya oo AMISOM kala wareegtay Garoonka Ciyaaraha Muqdisho Stadium

27th August 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay garoonka Qaranka ee Ciyaaraha (Muqdisho Stadium), ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay bilaabayso […]

gaas

Daawo:Barlamaanka puntland oo Sheegay inuu fashilmay mooshinkii laga Keenay Imaaradka

27th August 2018 admin 0

Gudoomiyaha Golaha wakiiladda Dowladda Puntland Axmed Cali Xashi ayaa sheegay inuu buray Mooshinkii Xubno kamida Baarlamaanku ay ka keeneen Shirkadda P&O oo dhisaysa Dekadda Boosaaso […]

gas

Muuqaal:Madaxwayne gaas oo kulan laqaatay Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi.

27th August 2018 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 August 2018 waxaa booqasho iyo salaan ugu tegay Beeldaajiyaha Beelaha Cali […]

afmadow

Sawiro:Arday Lasoo qasbay ayaa Bananbax ka dhigay Afmadow ayakoo gubay calankii soomaliya

27th August 2018 admin 2

Ardayda Iskuulada Magaalada Afmadow ayaa maanta waxaa loo diiday inay aadan Iskuulada taas oo badalkeeda lagu qasbay inay sameeyaan Bananbaxyo looga soo jeedao Dowlada Soomaliya, […]

No Image

Ciidamada Aminga oo tira badan ayaa lagu arkayaa wadooyinka Muqdisho

27th August 2018 admin 0

Qaar kamida Wadooyinka waa wayn ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkaayaa ciidamada Amniga iyaga oo u diidaya inay Wadooyinka qaar isticmaalaan Gaadiidka waxaana la […]

mustafe

Muuqaal:Madaxweynaha cusub ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegay inuu samaynayo isbadal dhab ah

27th August 2018 admin 0

Magaalada JigJiga oo soo gaaray Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Soomalida Mustaf Muxumed Cumar oo maal mahaan ku sugnaa Magalada Adis Ababa, Boqolaal ka mid ah […]

qamar

Wasiirka Haweenka Jubbland oo Aflagaado u gaystay Shacabka gobolka gedo iyo Madaxwaynaha Soomaliya

27th August 2018 admin 0

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland Marwo Qamar Deeq Xaaji Qaliif ayaa waxay weerar Afka oo aysan waxba ula harin ku […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele oo Balan qaadkii u lagalay Barlamaanka Hirshabeele kabaxay

27th August 2018 admin 0

Madaxwaynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Awaare ayaa markii ladoortay waxuu balan qaaday hadii isaga iyo barlamanka Hirshabeele is ku dhacaan inuu is casilayo taas oo hada […]

warsame

Gudoomiyaha Garbaaharay oo dil ugu Hanjabay Wariye Warsame Haaji

26th August 2018 admin 1

Kadib mudaharaadkii looga soo horjeeday Maamulka jubaland iyo rasaastii uu Gudoomiyaha Degmada Garbahaaray iimaan cadow kaarshe la dhacay shacabkii banaan baxaayay ee uu tvgayada kasii […]

roob

Roobab Baraf Leh Oo Ka Da’ay Gobalka Gabiley kuwaas oo qaasare gaystay

26th August 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 23 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes