Ciidamada Aminga oo tira badan ayaa lagu arkayaa wadooyinka Muqdisho

Qaar kamida Wadooyinka waa wayn ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkaayaa ciidamada Amniga iyaga oo u diidaya inay Wadooyinka qaar isticmaalaan Gaadiidka waxaana la xiray wadooyinka qaar kamida Magaalada Muqdisho sida isgoysyada Jubba, Daljirka Daahsoon, Ceelgaabta iyo wadada 21-ka October Lama oga sababta ka dambeysa in la xiro wadooyinka.

Laamaha amniga Soomaaaliya weli wax faah faahin ah kama bixin sababta ka dambeysa xernaanshaha Wadooyinka qaar ee maanta ,balse warar soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in la xiriirta dhinaca amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.