Madaxwayne kuxigeenka Puntland oo hooyadii Geeriyootay iyo Puntland oo ka tacsiyadaysay

TACSI
Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun

Dawladda Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa Geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuumad Cambaro Xusseen Xayle oo ahayd Hooyada dhashey Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey.
Puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.