Daawo:Munasabadii Bandhiga Hal Abuurka Bulshada ee Degmada Garbahaareey

garbo

Munaasibadan oo Aheyd mid lagu soo Bandhigaayay Hal Abuurka Bulshada Degmada Garbahaareey oo ay kasoo Qeyb Galeen Maamulka Degmada Abwaano Aqoonyahano iyo Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa waxaa soo qaban qaabisay Maktabada Guud ee Magaalada Garbaaharay.

Hoos kadaawo warbixintii warsame Xaaji.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.