Daawo:Gudoomiyaha Gedo Reform aya sheegtay inay wax kaqabanayaan wadooyinka Gobolka Gedo

shankaroon

Gudoomiyaha ururka Gedo Reform Organisation Shankaroon diini Cilmi uu waramaysay Idaacada VOA qatbteeda Soomaliga ayaa waxay sheegtay inay wax ka qabanmayaan dhismaha wadooyinka Gedo kuwaas opo burbur xun kajiro.

Gudooiyaha Ururka Gedo Reform Shakaroon Diini ayaa waxaa kaloo sheegtay inay wax kaqabteen qar kamida wadooyinka Gobolka Gedo sida wadada Baladaxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.