Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan aan Caadi ahayn la yeeshay Gudiyada joogtada ah

mursal

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka kula kulmay xubno uu hogaaminaayay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xuseen Cabdi Cilmi, iyadoo uu kulankaasi shir guddoominayay guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Kulanka ayaa waxaa loogu hadlay halka ay marayaan hanaanka dib u eegista Dastuurka, wada shaqeynta Guddiyada Dastuurka iyo Wasaaradda Dastuurka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.