Muuqaal:Puntland oo Ka hadashay Bililiqada boobka Dilalka iyo Barakicinta Kasocota Deganaaka Somalilada Itoobiya

puntland

Dawladda Puntland waxay ka xun tahay xaalada amni ee ka aloosantay Dawladd Deegaanka Soomaalida Itoobiya ( DDSI) iyo isbadelada sababay dhimasho, dhaawac iyo hanti burbur dhaqaale, sidoo kale Dawladda Puntland waxay ka xun tahay dagaalada ahliga ah ee ka dhex qarxay Qowmiyaddaha Soomaalida iyo Oromada, arintaas oo ah mid laga murugoodo taas oo keentay shacab aan waxba galabsan dhimanayaan.

Maamulka Puntland ayaa waxay diginin kasoo saareen hantida laga soo tagay deegaanka Soomalida Itoobiya inaan Puntland lala soo gali Karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.