Daawo:Qaabkii Muqdisho loogu soo dhaweeyey Wafti kasocda Dalka Eratariya

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali khayre ayaa la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Eritrea Osman Saleh iyo la taliyaha madaxweynaha Yemane Gebreab oo Muqdisho u yimid wadahadallo heerkoodu sareeyo kadib booqashadii bishii July uu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ku tegay magaalada Asmara.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.