Daawo:Wasiir ka tirsan Soomaliland oo Mudo badan shaqeeynayey ayaa loo dhaariyey Xilkooda

Xubnaha Gudiga Xuquuqul isaanka iyo Wasiirka Horumarinta Biyaha Soomaliland Saleebaan Cali Koore ayaa waxa lagu Hordhaariyey Madaxwynaha Soomaliland waaa dhaariyey Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxuu la dar daarmay xubnahaan dhaartooda soo daahday taas oo ay ahayd Markii xilka loo magaacabay in ladhaarsho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.