Daawo:Faysal Waraabe Dhulbahante dhul uu gaar u leeyahay Majiro Tahniyadna udiray Gudoomiyaha DDSI ee lamagacabay

faysal

Gudoomiyaha xisibiga Mucaaradaka Somaliland Faysal Cali waraabe oo shir jaraa’id ku qabtay Hoyga uu ka Dagan yahay Magaalada Hargaysa ayaa waxuu hambalyo u diray Guduumiyaha cusub ee xisbiga Dimuqaraadiyada shacabka Soomalida Itoobiya Axmed Shire.

Faysal Cali waraabe ayaa waxuu kaloo sheegay gobolada Sool iyo sanaag inaan Cid gaar u leh inaysan jriin ee lawada dago wararka aduunka loo sheegayna ay been tahay, Faysal waraabe asagoo hafdalkiisa sii wata ayuu waxuu sheegay inay nasiib daro tahay in Taliye Caare uu jamhad ka samaysto Somaliland Gudaheeda.

Faysal waxaa hadalkiisa kusoo gaba gabeeyey inay tukaraq Soomaliland tahay wax Puntland ladhahana aysan Jirin hadii ay isku dayaan in Tukaraq soo weeraraan aan garaawe qabsanayno.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.