Daawo:Odayaasha Dhaqanka Hawiye oo Ku Baaqay In La Sii Daayo Dhalinyaro Hargeysa ku xiran

xaad

qaarkamida Waxgaradka Mgaalada Muqdisho ayaa waxay ugu baaqeen Maamulka Somaliland inay sii daayaan dhalinyaro mudo ku xirnayd Xabsiga Magaalada Hargaysa kuwaas oo Xukunkooda Dhamaystay sida ay sheegeen.

Nabadoon xasan Xaad ayaa waxuu sheegay in nimankaan lagu tacdiyey mudana kuxirnaayeen Hargaysa waxayna kasoomeen cuntadii kadib markii lala hadli waayey waxaa kaloo loogaystay Jirdil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.