Muuqaal:Ciidamada Liyuu Booliska Oo Gabi Ahaanba Ka Baxay Wajaale

Ciidamada Liyuu Booliska Oo Gabi Ahaanba Ka Baxay Wajaale gar ahan dhinaca Itoobiya kuwaas oo u guuray Magaalada jig jiga , kabixitaanka Ciidamadaan Liyuu Booliska Wajaale ayaa waxaay Timid kadib markii uu burburay Xukunkii Madaxwaynihii hore ee Maamulka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamed Cumae

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.