Afhayeenkii Hore wasarada Aminga oo loo diiday inuu galo Magaalada Hargaysa

Maamulka Garoonka diyaradaha Magaalada Hargaysa ayaa waxay u diideen Afhayeenkii Hore ee Wasaarada Aminga dowlada Federaalka Soomaliya Cabdicasiis Xildhibaan inuu gudaha Magalada Hargayso u galo waxaana dib loogu soo celiyey Magaalo madaxda Soomaliya ee Muqdisho.

Majiraan wax wara oo kasoo baxay Maaamulka Soomaliland oo kusaabsan Diidmada loo diiday inuu galo Afhayeenkii hore wasarada aminga Soomaliya Cabdi casiis Xildhibaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.