Sawiro:Dood Cilmiyeed caawa kadhacday Magaalada Garbaaharay

garbo

Magaalada Garbaaharay ee gobolka Gedo waxaa Caawa ka dhacay dood cilmiyeed ay ka qayb galeen Naadiga Akhriska Qoraalka Banaadir, Ururka Midowga Qoraayaasha Soomaaliyeed ” Maskax shiil”, Hay’ada dhaqanka iyo Aqriska ” New Horizon”, Ururka Wadaniga Fogaan arag, Ururka Suxufiyiinta Qaranka ” NUSOJ”, Hobalada waa bari, Jaamacadda Ummadda iyo Marti sharaf kale oo ka qayb-galayo furitaanka Maktabadda Guud ee Garbahaarrey.

Waxaa Kaloo kaoo qayb galay qabaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Gedo oo ugu horeeyaan dhalinyarada , Ardayda, Maclimiinta iyo bahda waxbarshada, Munaasabadaan oo si wanagsan looga dooday Mahiimada ay leeadahay aqoonta iyo sida loogu baahan yahay in kor loo qaado aqoonta bulshada.

Magaalada Garbaaharay ayaa waxaa lagu wadaa Bari in ka dhacda Munaasabada Furitaanka Maktbada Guud ee Magaalada Garbaharaay.

cali

garbo

garbo

garbo

garbo

garbo

garbo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.