Daawo:Dood Kulul oo kabaxday TV Oromada oo ay kaqayb galeen Culumada soomaliyeed

dood

Telefishinaka Oromada ayaa waxaa lagu casumay Culamada Soomaliyeed qaar kamida waxaana looga dooday qalalaasaha kasocda Itoobiya gaar ahan Colaada kajirta Deeganka Soomalida iyo Abaabulka oromada iyo sida ugu wanagsan ee wax looga qaban karo rabshadaha ka socda Halkaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.