Daawo:Maamulka jaamacad ummada faraceeda galmudug Caabudwaaq oo ka hadley Hormarka jaamacadu ku Tilaabsatey

dirir

Maamulka jaamacad ummada faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq ayaa ka hadley Hormarka jaamacadu ku Tilaabsatey mar uu wariyaha Galmudug TV ee Waqooyiga Galgaduud Nowliid Jaamac uu booqasho ku tagay Jaamacada Ummada Faraceeda Galmudug ee Degmada Caabudwaaq waxaana halkaas kula Kulmay Gudoomiyaha Jamacada Ummada Mudane Maxamuud Dirir isagoo kawar Bixiyey Horumarka ay Gaartay Jamacada iyo kan ay hiigsanyso Mustaqbalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.