Daawo:Maamulka Jubbaland oo sheegay inaan Kenya Kadambayn Kufsiga iyo dilalka Kasocda Gedo

madoobe

Maamulka Jubaland Ayaa Ka Hadashey Kufsi Loo Geystey Dhowr Haween Ah Deegaanka Baanyooley Oo 10-KM U Jiro Degmada Baled Xaawo Ee Gobolka Gedo Iyo Sidoo Kale Labo Ruux Oo Dil Loogu Geystey Deegaanka Xiis-Buur Oo Qiyaasti 30-km U Jira Degmada Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo.

Maamulka Jubbaland oo raba inay Kenya ka fogeeyaan eedeeymaha loo soo jeediyey oo kamid yihiin Xasuuqa, dilalka, Kufsiga iyo duqaymaha joogtada ah ayaa Sheegtey In Wali aanan Lahaynin Cidii Ka Dambeysey Falalkaas ka dhacay gobolka Gedo.

Hadalkaan kasoo yeeray Maamulka Jubbaland ayaa ah mid qayri masuulnimo ah iyadoo shacabka Gobolka Gedo ay ciidmada Kenya ku hayaan tacadiyo joogto ah iyadoo dowlada Kenyana ay ogtahay in qaar kamida Ciidamadooda ay Tacdiyo ka gaysteen Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.