Daawo : Xildhibaano Digniin udiray Maamulka Jubaland iyo Dwolada Federaalka Soomaliya

cabdishire

Xildhiibaanada kala ah Xildhibaanabdicasiis Cabdullaahi Yuusuf (Dhegaqool), Xildhibaan Daleys Xasan iyo Xildhibaan Cabdi shire Jaamac oo ka mida Xildhibaanada Dwolada Federaalka Soomaliya ayaa waxay ka qayb galeen Barmaamijka ka baxa talefishinka Universal ee Dabagalka wararka ayaa waxay ka hadleen Xasuuqa iyo kufsiga dowlada Kenya u gaystay Shacabka Soomaliyeed ee Gobolka Gedo.

Xildhibaanada ayaa wxay ugu baaqeen Xildhibaanada iyo Madaxda kasoo jeeda Gobolka gedo inay ka hadlaan dhibka lagu hayo shacabkooda oo aysan ka aamusnaan Dhib iyo dulmiga lagu hayo shacabkooda, Xildhibaanada waxay ugu dambayn diginin udireen Maamulka jubbalad waxayna sheegeen inaan shacabka Gobolka Gedo lagu dhowran doonin dulmiga lagu hayo dowladana Soomaliyeedna waxay ugu baaqeen inay ka hadasho dhibka kajira Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.