Daawo:Meydadka Dadki ay Dileen Ciidamada Kenya oo lagu Aasay Dagmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo

dil

Ciidamada Kenya ayaa Weerar ku qaadey Xarunta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Dhuuntoow ee degmada Ceel-waaq halkaas oo ay kudileen labo nin oo kashaqeynaayey isgaarsiinta waxay Burburiyeen Xaruntii isgaarsiinta shirkada Hormuud.

Dadkii lagu dilay Deegaanka Dhuuntoow ayaa waxaa lagu aasay Degmada Ceelwaaq waxaana kaqayb galay aaskoodii qaybaha kala duwan e bulshada Ceelwaaq, aaska kadib ayaa waxgaradka Degmada Ceelwaaq ugu baaqeen dowlada soomaliya iyo shacabka Soomaliyeed inay jawaab kabixiyaan dulaanka Joogtada ah ee ay kuhayaan Shacabka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.