Daawo:Munaasabad Lagu Maamuusaayey Furitaanka Isbitaal Casri Oo Laga Hergaliyey Magaalada Kismaayo

shaaficfi

Magaalada Kismaayo Xarunta kumeel gaarka maamulka jubbaland ayaa waxaa laga hirgaliyey Isbitaal casri oo ay Kahawl galayaan Qaar Kamida dhaqaatiirta Soomaliya Ugu aqqonta Badan kuwaas oo dalka Dibadiisa kasoo Noqday sanadihii dambana ka hawgalaayey sida Isbitaalka Shaafi ee Magaalada Muqdisho.

Dhaqaatiirtaan Ksimaayo kahwal galaya ayaa waxaa kamida DR Shaafi aadab dirir, Dr Axmed Cumar iyo Kuwa Kale oo Badan isbitaalkaan ayaa waxuu daboolayaa Baahiyii caafimaad ee kajiray Mgaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.