Daawo:Faysal Cali Waraabe oo qirtay inuu iska Yimid Brussels

faysal

Gudoomiyaha Xisibiga Mucaaradka Soomaliland ee Ucid Faysal Cali Wareebe oo Maamlmihii Dambe ku sugnaa Magaalada Brussels ee Dalka Belgium ayaa waxuu sheegay inuu iskiis uyimid Magaalada Brussels ee Dalka Belgium.

Faysal Cali waraabe ayaa waxaa kaloo sheegay inuusan kamid ahayn wafuuda ka qayb galaysa Shirka looga Hadlaayey arimaha Soomaliya sababtoo ah layguma Casumin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.