Axmed Madoobe oo Caafimaad u aaday dalka Jermalka Kadib Fashil ka raacay Shirkii Brussels

axmedmadoobe

Magaalada Brussels ee dalka Belgium waxaa lagu soo gaba gabeeyey shalay Shirkii Iskaashiga Soomaaliya iyo beesha caalamka oo shir gudoominaayey Madaxwaynaha Soomaliya waxaana kaloo ka qayb galay Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaliya kaas oo kusoo dhamaaday Guul.

Madaxwaynaha jubbaland Axmed madoobe ayaa furitaanka shirka ka carooday kadib markii qodobada shirka looga hadlaayo lagu soo daray arimaha Xaalufinta Dhirta oo ugu horeyso dhoofinta dhuxusha kasocota Magaalada Kismaayo iyo tacadiyada shacabka Soomaliyeed loogu gaysto magaalda Kismaayo.

Axmed Madoobe ayaa waxaa loo qaaday dalka Jermalka Kadib markii xanuun iyo wareer ka qaaday Shirkii Brussels asagoo isku daayey inuu carqalateeyo taas oo usoorto galiwayday, lama garanayo xanuunka haleelay Madaxwaynaha Jubbaland lakiin hada waxaa lagu daawaynayaa dalka Jermalka.

Wararkeena dambe kala socda Warar dheerad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.