Qarax ayaa Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

qarax

Laba qarax ayaa waxa ayaa ka dhacay Magalada Muqdisho kuwaas oo jugtooda laga malay qeybo badan oo ka mid ah Magalada Muqdisho,waxana qaraxyada xigay rasaas xooggan oo la isku ridayey,Warar aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa.

Qarax koowaad oo ka dhacay agagaarka taalada SYL kan labada ayaa sheegayaan inuu asaguna ka dhacay Bar koontarool oo aan saas uga fogayn Taalada SYL waxaana wadooyinka u dhow gooobaha qaraxa ka dhacay lagu arkayaa Ciidamo aad u Tirabadan ilaa iyo hadaan lama hubo qasaaraha ka dhashay.

Wararkeena dambe kala soco warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.