Daawo:Taliyihii Qaybta 43AAD Cali Bogmadow oo si diiran loogu soo dhaweeyey Baardheere

buurmadow

Wafdi uu horkacayay Taliyaha Cusub ee Qaybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Degaanada Jubooyinka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud Bogmadow ayaa so gaaray Degmada Bardheere ee Gobalka Gedo Iyadoona Sidiiran loogu soo dhaweyay Garoonka diyaaradaha Degmada Bardheere ee Gobalka Gedo.

Wafdiga Taliyaha Ayaa Sido kale booqday Xerada Ciidanka Xooga Dalka ee Bardheere oo uu halkasi Kula hadlay Ciidamada Isagoona ugu hambalyey Ciidmada Guulihii ay kaso gareen Dagaaladi Ay ku Baacsadeen Maleshiyaadka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.