Maqal iyo Muuqaal:Munaasabad lagu soo xiraayey iskuulka Salaaxudiin ayaa lagu qabtay Luuq

luuq

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa kadhacday Munaasabada lagu soo xiraayey ISkuulka Salaaxudiin waxaana ka sooqayb galay Waalidiinta, Macaliinta iyo marti Sharaf kale, Ardaysa Dusiga Salaaxudiin ayaa waxay soo bandhigeen waxyaabihii ay barteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.