Axmed Madoobe oo Garoonka Kismaayo ka celisay Taliye dowladda Somaliya u Magacaawday Guutada 43aad

madoobe

Madaxwaynaha Jubbalabaland Axmed Madoobe oo ka taliya 5 kiilomatir ayaa waxuu uu Garoonka diyaaradaha Magaalada Kismaayo ka celiyey taliye loo Magacaabay guutada 43aad ee ka howlgasha deegaanada Jubbaland.
Taliyaha Garoonka laga celiyey oo lagu Magacaabo Cali Bogmadow ayaa dhawaan dowladda Soomaaliya ay u magacaawday Guutada 43aad,waxa uuna bedeli lahaa taliyihii xilkaasi laga qaaday ee Janaraal ismaaciil Saxardiid.

Madaxwaynaha jubbaland ayaa waxaa Mudooyinkii dambe Mucaarad xoogle uga imaanayey Shacabka Jubbaland kuwaas oo u gaystay Tacdiyo badan oo ay kamid yihiin Dil, Dhac, Kufsi, iyo Masaafurin waxaana dhawaan la filayaa in xilka Laga Tuuro madaama uusa haysan taageerada Shacabka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.