
Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa kadhacday Munaasabada lagu soo xiraayey ISkuulka Salaaxudiin waxaana ka sooqayb galay Waalidiinta, Macaliinta iyo marti Sharaf kale, Ardaysa Dusiga Salaaxudiin ayaa waxay soo bandhigeen waxyaabihii ay barteen.
Audio Player
Leave a Reply