Daawo:Somaliland ayaa qiratay in puntland dishay Taliyaha Taleex iyo Maayirkiina

Wasiirka wasaarada Biyaha Somaliland saleebaan Cali koore oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa ayaa qiray in Ciidamada Puntaland Dileen Taliyihii Ciidamada aaga Taleex iyo Maayirkii Magaalada Taleex inuu dhaawac aad u xun soo gaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.