Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

No Image

Daawo+Sawiro:Magaalada Caabudwaaq oo lagala Bilaabay qaadista C

4th June 2018 admin 0

Barnaamijkaan lacag qaadista Taakulo ayaa ah isku tashiga demgada Caabudwaaq si ilo dhaqaale loogu abuuro xasiloonida iyo nabad galyada degmada Caabudwaaq. Waxaana uu kadhashey wada […]

No Image

Madaxweynaha Soomaaliya oo Baydhabo ka furay shirka Golaha Amniga”Sawiro”

4th June 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor-dhow ka furay Magaalada Baydhabo Shirka Golaha Amniga Qaranka, Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Soomaaliya […]

bakaarah

Daawo:Ganacsatada Muqdisho oo dharkii Ciida qaaliyeeyey iyo Waaladiointii oo ka cabanaya

4th June 2018 admin 0
shir

Madaxwaynaha Gaas Dolwadda federaalku ka hadasho indhana u yeelato dagaalka ka soconaya Tukaraq .

4th June 2018 admin 0

Shirkii Golaha Amniga Qaranka ayaa maanta ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay,kaasi oo ay ka qeybgaleen madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha Dalka, madaxda dowlad […]

wasiir

Wasiirka cadaalada ayaa ka hadlay Xilwareejintii Gudoomiyaha Maxkamada sarre

4th June 2018 admin 0
No Image

Daawo:Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire ayaa Hoygiisa Muqdisho ku qabtay Kulan loogu ducaynayo Nabadoon Farax nuure Xuubay

3rd June 2018 admin 0

Xildhibaan Cabdishakur Ali Mire oo kamid ah mudanayasha Gollaha Shacabka ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaliya ku sameeyay kulan loogu Ducaynayo allaha unaxariistii Nabadoon […]

No Image

Daawo:Shabab ayaa gubay 7 Baabuur dil ugaysta dadkii saarnaa inta Udhaxaysa Hiiraan iyo Bakool

3rd June 2018 admin 0

Kooxda Alshabab ayaa waxay dil ugaysteen dad shacabka waxayna gubeen Gadiidkii u rarnaa, Shilkaan ayaa waxaa ka dhacay Jidka isku xira Gobolada Hiiraan iyo Bakool […]

rahriib

Daawo:Waxqabadkii Dowlada Nabad iyo Nolol oo Gaaray Hargaysa iyo Faysal Cali waraabe oo ka qayb qaatay

3rd June 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Hargaysa gaaray dhalinyo tiradooda tahay 49 kuwaas oo kamida ahaa dhalinyardii dowlada Soomaliya kasoo Celisay dalka Liibiya kuwaas oo lakeenay Magalada Muqdisho kadibna […]

No Image

Daawo:Gudoomiyaha Ee Maxkamada Sare Ee Somaliya Oo Xilkii La Wareegay

3rd June 2018 admin 0

Guddoomiyaha cusub ee maxkamdda sare ee dalka ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ula wareegay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wasiirka cadaaaladda iyo xeer […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo si diiran loogu soo dhaweeyey Baydhabo

3rd June 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaali Farmaajo iyo Wafdi uu haggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu wado in uu ka furmo […]

gaas

Madawaynayasha Puntland iyo Galmudug oo gaaray Baydhabo

3rd June 2018 admin 0

Madaxweynayaasha Dowlad Gobaleedyadda Galmudug Iyo Puntland ayaa Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Madaxda Galmudug iyo Puntland ayaa diyaarad […]

No Image

Ciidmadda Ammaanka Muqdisho Oo Gacanta Ku Dhigay Kooxo Burcad Mootooloy ah

3rd June 2018 admin 0

Ciidamada Ammaanka degmada Hodon ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay Koox Burcad ah oo dadka Shacabka ku dhibaateynaayay Xaafaddaha degmada Hodon, Ciidamada Booliska oo […]

jubalad

Dhageyso:lacagtii loogu talagay gurmadka fatahada jubbaland oo Jeebka Axmed Madoobe Gashay iyo Baaq loo diray Dowlada iyo xildhibaanada Soomaliya

3rd June 2018 admin 0

Magaalada Kismaayo waxay Dowlada Xildhibanada Soomaliya Geeyeen Lacag loogu talagalay in wax loogu qabto dadka waxyeeleeyeen Fataahada wabiga Jubba iyo qasaaraha ay Geesteen Roobab xoog […]

gaas

Daawo:Madaxwaynaha Puntland oo u Duulay Baydhabo kana Hadlay ujeedka socodkiisa

3rd June 2018 admin 0
No Image

Ra”iisul Wasaare Kheyre oo gaaray magaalada Baydhabo

3rd June 2018 admin 0

Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, halkaasi oo si weyn […]

Posts pagination

« 1 … 21 22 23 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes