Daawo:Axmed Madoobe oo Weerar Afka Ku qaaday Ciidamada Soomaliya

madooobe

Maamulka Jubbaland ayaa waxay Shiirkii Wasiirada ee Khaamiis laha ahaa waxay eedeyn usoo jeediyeen Ciidanka Xooga dalka soomaliya kuwaas oo hayan maalin usoo jeeda Difaaca dalka Soomaliya, Axmed madoobe oo 5 Sano shan kilomitir dhinacna udhaafi waayey ayaa Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee jubbaland ayaa waxuu ku eedeeyey Ciidamada Xooga Dalka qaytooda Gobolka Gedo inay iska horkeenayaan Maamulka Jubbaland iyo shacabkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.