Maqal iyo Muuqal:Boqor Burhaan oo ka yaabsaday Waftigii Imaaraadka Carabta

boqorka

Boqor Burhaan Boqr Muuse ayaa waxuu kulan la qaatay wafti dhaqan oo kayimid dalka Imaaradka Carabta Marti soor wanagsan usameeyey waxayna kawada hadleen xirirka dheer ay lahaayeen imaardka iyo Soomaliya loona baahan yahay in lasii xoojiyo.

Waftigaan oo imaatikooda laxariiray sidii loo sii xoojin lahaa xirirka Soomaliya iyo imaaradka ayaa waxay uga mahadceliyeen Boqorka sida uu soo dhaweeyey una Marti sooray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.