Maamulka Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa xoolo nool ugu deeqay Ciidmada Difaaca Puntland

xoolo

Maamulka Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa Guddiga Taakulaynta Ciidanka difaaca Dowladda Puntland ku wareejiyey Calaf iyo Ciidan loogu tala galay in ay qayb ka noqdaan difaaca puntland iyo soocelinta Gobolka Sool.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.