Daawo:Xildhibaano Ka Horymid in shirkada Golis Kaligeed loo xiro Internet Puntland

golis

Shirkii Golaha wasiirda Puntland ayaa laysku raacay in Shirkada Isgaarsiinta Golis Kali looga dhigo Adeega Internetka Fiber Optic taasna waxaa ka horyimid qaar kamida xildhibaanada Puntland waxayna sheegeen inaan la aqbali Karin in shirkad loo xiro adeeg bulshada ubaahan tahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.