Muuse Biixi oo Xabsiga Kasii Daayey Boqor Buurmadow

buurmadow

Maamulka soomaaliland ee Nadaxwaynaha Ka yahay Muuse Biixi ayaa goordhow Xabsiga kasii daayey Boqor Cismaan Buur Madow oo ka mid ah Salaadiinta Soomaaliland balse dhawaan Xabsiga loo dhaadhiciyey Kadib Markii uu ka qayb galay kulan ka dhacay Puntland.

Boqor Buurmadow ayaa la sheegay in uu cafis u fidiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mida Ehelada boqorka, Si deynta boqorka ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili la filaayo in madaxweyne Muuse Biixi Safar ugu baxo gobalada Bariga Somaliland ee Sanaag Iyo Togdheer.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.