Daawo:Ninkii dilay Muxubo oo ahayd xakiisa ayaa Dil Lagu Xukumay

muhubo

Cabdullaahi Asad oo horey ugu eedeysnaa in uu Xaaskiisa Dilay ayeey maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ku xukuntay maanta Xukun Dil Toogasho ah, goobta xukunka ka dhacay waxaa Joogay ehelada qaar kamid ah gabadha geeriyootay.

Daawo warbixintii Wariye Sarre Mahad salad Gacma dheere

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.