Daawo:Maamulka iyo Ganacsatada Caabudwaaq oo yeeshan kulan lagu hormarinaayo Magaalada

Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay kulan dhexmaray Guddiga xasilinta degmada Caabudwaaq iyo Ganacsatada degmada si loogu soo bandhigo barnaamijka Taakulo oo ah barnaamij isku tashi Bulsho ah oo dhaqaale lacagta Taakulo ah ganacsatada looga qaadayo si loogu qabto hormarka degmada iyo mushaarka Ciidamada u taagan sugida Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.