Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo shacab ku Laayey Gobolka Gedo

Wararka Naga soo Gaaraya Gobolka Gedo gaar ahaan degaanka Ceelcade ayaa waxay sheegayaan in diyaaradaha Dalka Kenya ay duqayn ka gesteen deegaanada hoostaga Magaalada CeelCade waxaa weerarkaas diyaaradaha ay gaysteen qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac,

Weerarkaas diyaradaha ee ay Ciidamada Kenya ku qaadeen Gobolka Gedo ayaa dadka qasaraha kasoo gaareen waxa ka mida Caruur iyo waayeel waxaana jira deegaano wali aan la gaarin iyadoo isu socodka adag yahay laga baqayo diyaaradaha dagaalka Kenya in weerar kale ku qaadaan dadka u gurmanaya dhaawac iyo dhimashada ay geesteen diyaardaha dalka Kenya.

Warbaahinada Soomaliya Ayaa waxay ayakuna qorayaan in dhimasho iyo dhaawac Jira sida warbaahinta Danlsan Jubba.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.