Degmada Baardheere oo si wayn looga ciiday

muqdisho

Demada Baardheere ee Gobolka gedo ayaa waxaa Looga ciiday Si ka duwan Sidi hore iyadoo Kumanaan Qof isugu soo baxeen Saladii Ciida Fitriga waxaana wajiyadooda ka Muuqatay Farxad iyo Rayn Rayn.
Daawo Warbixinta Sida looga Ciiday Bardhere Gedo Somalia oo soo diyaarey Cumar Cali daruus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.