Daawo:Marwada Madaxweynaha Somaliya ayaa indho Fiiqis Lacag La’aan ah u sameysay dad danyar ah

zaynab

Marwada Madaxweynaha Somaliya Saynab Cabdi Cali ayaa indho Fiiqis Lacag La’aan ah u sameysay dad danyar ah oo Baahi wayn uqabiyey Indha Fiiqistaan, Dadkii loo sameeyey Indho fiiqista ayaa waxay umahad celiyeen Marwo Saynab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.