Muuqaal:Deeq Raashin ah oo la gaarsiiyay dadka ay saamayeen fatahaadaha Doolow

rashin

Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Doolow ayaa waxay deeq raashina u qaybiyeen dadka barakacayasha ee kusugan Degmada Doolow Somaliya, deeqdaan aya waxay isugu jirtaa Bur, Sonkor, saliid deeqdaan ayaa waxaa ka timid jaaliyada soomaaliyeed waqooyiga America.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.