Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobalka Gedo ayaa Kormeeray Garoonka diyaradaha Luuq

alqaadi

Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobalka Gedo oo soo gaaray Magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa Kormeeray Qeybo ka mid ah Degmada luuq sida garoonka Diyaaradaha oo shaqo dib u balaarin ah ay ka socoto iyo olole Nadaafadeed oo Bilicda Magaalada Lagus oo Celinaayo.

Waftiogaan soo gaaray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa hogaaminaayeyn Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Alqaadi oo mudooyinkii dambe kormeer shaqo ku maaraayey Degmooyinka Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.