Daawo:Shaqaalaha Madbadda Somaliland oo Mushaar La’aan Shaqadii u joojiyay

Shaqaalaha Madbadda Somaliland ayaa Mushaar La’aan Shaqadii u joojiyay kadib Markii ay Mudo 4 Bilood ah aya shaqeynayeen Mushaar la’aanta waana tan kaliftay inay joojiyaan shaqadii ay u hayeen Maamulka Soomaliland sida ay sheegayaan Shaqaalaha Madbacada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.