Daawo:Maamulka Jamacada Camuud ee Magalada Boorame oo u Jawaabay faysal waraabe

Maamulka Jamacada Camuud ee Magaalada Boorame ayaa ka jawaabay Hadalkii Ka soo yeeray Faysal cali waraabe kasoo uu dignin ugu diraayey Ardayda Puntland ee wax Kabarata Jamacada Camuud ee Magaalada Boorame.

Maamulka Jmacada Camuud ayaa waxay marka hore ka hadleen Dhibaatada ay Keenta Duufanta kudhuftay qaymo kamida Soomaliland taas oo ugu baaqeen qofka kasta oo kaqayb qaadan kara ka qaato waxuu awoodan ha bixiyeen.

waxay kaloo hadleen maamulka Jamacada Camuud inaan La siyaasadeen Ganacsiga iyo waxbarashada tusaale ahan Shirkada Dahabshiil waxay ka hawl gashaa Magaalo kasta oo Puntland ah sidoo kale shirkado Puntland ah ayaa ka hwal gala Soomaliland waana sidaan rabno ayey dheheen .

Maamulka Jamacada ayaa ugu dambayn ka hadleen Ardayda Camuud ee wax kabarata waayna sheegeen Camuud inaysan ahayd Dowlada Hoose Jamacdana Sharuudo baa lagu soo galaa sharuudahana kamid ma ahan qabiil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.