Daawo:Allaha u Naxariistee Waxaa Maanta London Lagu Aasay wariye Maxamed Aden Xirse Terra.

Allaha u Naxariistee Waxaa Maanta London Lagu Aasay wariye Maxamed Aden Xirse Terra aaskiisana waxuu ka dhacay qubuuraha Magaalada London ee lagu aaso Muslimiinta waxaana aaskiisa ka qayb galay dadwayne aad utiro badan kuwaas oo iskaga kala yimid Magaalooyinka Ingiriiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.